ISBN 10: 1494468042 / ISBN 13: 9781494468040
Gebraucht / Anzahl: 0
Bei weiteren Verkäufern erhältlich
Alle  Exemplare dieses Buches anzeigen

Über dieses Buch

Leider ist dieses Exemplar nicht mehr verfügbar. Wir haben Ihnen weitere Exemplare dieses Titels unten aufgelistet.

Beschreibung:

This Book is in Good Condition. Clean Copy With Light Amount of Wear. 100% Guaranteed. Buchnummer des Verkäufers

Über diesen Titel:

Bewertung (bereitgestellt von GoodReads):
3,33 durchschnittlich
(6 Bewertungen)

Inhaltsangabe: ?Aanadii Negeeye waa buug waddo cusub u furaya bandhigga xikmadda iyo suugaanta soomaalida oo ilaa hadda si wayn la isugu soo tebin jirey tix ahaan. Waa tiraab waji cusub leh; waa male-awaal dhacdooyin jirey ka muuqdaan; waa maldahaad haddana si cad wax u sheegaysa; waa farriin sare oo qoraagu u xushay afsoomaali sugan oo faseex ah. Aanadii Negeeye waa sheeko culus oo raadgoobaysa diillimaha kala jaadjaadka ah ee jeegaanta masxkaxda Aadamiga: mar waa siqiir danbi-laawe ah oo bulshaduu ku korayaa ay xumaan ku habayso; marna waa cadaawad lagu bogsiinayo aargoosasho, kufsi, dhac, tuugo, xatooyo xoolo dadweyne; marna waa bayaaminta itaaldarrida Aadamiga oo waa kalgacal iyo jacayl nadiif ah; mar waa damac adduun iyo cidi kaama sarrayso ku taam; marna waa xaqiijinta waxa ummad dhan nolosheedii maanta ka dhigay ummad la?aan. Waxay sheekadani tahay digniin ah wixii dhacay, ee ku dhacay soomaali, waa wax soo noqon kare e, ummadyahay ka digtoonaada.? ? Jaamac Muuse Jaamac. ?Buuga sheekada ?Aanadii Negeeye? runtii waa buug yaab leh sida la isugu duba riday. Farshaxnimada heerka sare ee loo qoray waxaad markiiba odhanaysaa ma arag buug kan la mid ah! Macnaha uu xanbaarsanyahay, sheekada xiisaha badan, fikerka dahsoon, dhaqanka, falsafada iyo dareen nafsadeedka intuba waxay ku tusayaan xeeldheerida mu?allifaka buugga iyo aqoonta durugsan ee uu u leeyaahay hal abuurka noocan ah. Sida uu fikradaha kala duwan si sahlan ugu soo gudbiyey erayo af soomaali fudud oo hufan aadna u qota dheer mararka qaar waxaad mooddaa in qaamuus af soomaali ahi hortiisa yaallo oo siduu doono erayada u kla xulanayo. Intan oo xikmad ah af soomaali ma lagu gudbin karaa? Waa buug aan u arkay inta sheeko soomaali aan akhriyey kii ugu mudnaa. Waxaa hubaal ah qofkii akhriya buuggan ?Aanadii Negeeye? inuu kala kulmayo waayo aragnimo weyn.? - Cawil Xuseen Cali. ?Aanadii Negeeye ee Ibraahin-Hawd waa sheeko dibirrooti laga amaamudday. Hadda iyo hadhowto, ma jirayaan wax ku soobaxaya sida qacda hore loo maleynayo; waayo dhacdooyin hore iyo dhacdooyin dambe ayaa isula falgalaya siyaabo, aayahooda dambe, aan la sii odorosi kareyn, halkaas oo ay ka soo ifbaxayaan weliba dhiillooyin horleh; gooraha qaarkood na, akhristeha iyo baxaalliyada ba (jilaaga), labaddaraadle, waxa hadba ugu soo xigi dhalanrog la layaab leh. Negeeye oo jardiinada Fiilla Adduun kursijiif ku dangiiga, ayaa maankiisu higsanayaa fallaagonnimadii tiil Damalweyn. Shir ay beeshiisu beri ku guddoonsatay in la digarogto ayuu dib u soo gocanayaa. Colaad berigaas jirtay darteed ayay beeshu u guuri lahayd; si ay nabadgelyadeeda u sugto, iyo tab ay geeri uga badbaaddo. Waageedii, isla jeerkii uu dhacay guddoonkaas isaga ah, Dhool ayaa iyadu na foolatay. Sidaas darteed, Geeddi Buraale ayaa ku taliyay in curadkiisii loo wanqalo, hayaankii na dib loo dhigo. In la guuro iyo in aan la guurin, ayay se noqotay tooyashadii tolka. Geeddi iyo Goodir na halkaas ayay isku afdhaafeen; waayo Goodir ayaa qabay "ciil ka soo jeeday caddaloolkii kuraynimo." Labadii rag ahaa na, farafootame'; Goodir na, laga itaal roonaa'. Dabadeed, markii la kala guray colkii, iyada oo la rumeysnaa in uu iska ba hoyaadtegay, ayuu madashii kula soo laabtay qori cabbaysnaa: Goodir waxa uu toogad ku ajalay Geeddi Buraale: Sidaas ayuu habeenkii uu Negeeye dhashay, aabbihii na uu ku dhintay.? ? A M Yuusuf Waayeel. ?Sheekada buuggu [Aanadii Negeeye] waxay ku saabsantahay noloshii qofka soomaaliyeed kala soo kulmay Jamhuuriyaddii soomaaliyeed. Muddadaas oo ku jeeniqaaran laga soo bilaabo dhammaadkii lixdamaadkii ilaa burburkii Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed. Nolosha miyiga iyo ta magaalada ayaa isku dhafan oo kolba aad dacal ka daawanaysaa. Negeeye oo magacaba kula baxay reer geeddi ahaa oo dhalashadiisa u negaaday ayaa usha u haya sheekada. Maadaama oo nolosha miyiga iyo tan magaaladu ay kala jaad tahay, waxa ka muuqata qoraaga buugga qoray in labaduba u fudud yihiin ka had alkooda.? ? Sayid Axmed Dhegey.

„Über diesen Titel“ kann sich auf eine andere Ausgabe dieses Titels beziehen.

Bibliografische Details

Titel: $listing_disp.getBaseListing().getTitle()

Zustand: Used

Beste Suchergebnisse bei AbeBooks

1.

Ibraahin Yuusuf Axmed Hawd
Verlag: Createspace
ISBN 10: 1494468042 ISBN 13: 9781494468040
Neu Paperback Anzahl: 20
Print-on-Demand
Anbieter
BuySomeBooks
(Las Vegas, NV, USA)
Bewertung
[?]

Buchbeschreibung Createspace. Paperback. Buchzustand: New. This item is printed on demand. Paperback. 328 pages. Dimensions: 9.0in. x 6.0in. x 0.8in.Aanadii Negeeye waa buug waddo cusub u furaya bandhigga xikmadda iyo suugaanta soomaalida oo ilaa hadda si wayn la isugu soo tebin jirey tix ahaan. Waa tiraab waji cusub leh; waa male-awaal dhacdooyin jirey ka muuqdaan; waa maldahaad haddana si cad wax u sheegaysa; waa farriin sare oo qoraagu u xushay afsoomaali sugan oo faseex ah. Aanadii Negeeye waa sheeko culus oo raadgoobaysa diillimaha kala jaadjaadka ah ee jeegaanta masxkaxda Aadamiga: mar waa siqiir danbi-laawe ah oo bulshaduu ku korayaa ay xumaan ku habayso; marna waa cadaawad lagu bogsiinayo aargoosasho, kufsi, dhac, tuugo, xatooyo xoolo dadweyne; marna waa bayaaminta itaaldarrida Aadamiga oo waa kalgacal iyo jacayl nadiif ah; mar waa damac adduun iyo cidi kaama sarrayso ku taam; marna waa xaqiijinta waxa ummad dhan nolosheedii maanta ka dhigay ummad laaan. Waxay sheekadani tahay digniin ah wixii dhacay, ee ku dhacay soomaali, waa wax soo noqon kare e, ummadyahay ka digtoonaada. Jaamac Muuse Jaamac. Buuga sheekada Aanadii Negeeye runtii waa buug yaab leh sida la isugu duba riday. Farshaxnimada heerka sare ee loo qoray waxaad markiiba odhanaysaa ma arag buug kan la mid ah! Macnaha uu xanbaarsanyahay, sheekada xiisaha badan, fikerka dahsoon, dhaqanka, falsafada iyo dareen nafsadeedka intuba waxay ku tusayaan xeeldheerida muallifaka buugga iyo aqoonta durugsan ee uu u leeyaahay hal abuurka noocan ah. Sida uu fikradaha kala duwan si sahlan ugu soo gudbiyey erayo af soomaali fudud oo hufan aadna u qota dheer mararka qaar waxaad mooddaa in qaamuus af soomaali ahi hortiisa yaallo oo siduu doono erayada u kla xulanayo. Intan oo xikmad ah af soomaali ma lagu gudbin karaa Waa buug aan u arkay inta sheeko soomaali aan akhriyey kii ugu mudnaa. Waxaa hubaal ah qofkii akhriya buuggan Aanadii Negeeye inuu kala kulmayo waayo aragnimo weyn. - Cawil Xuseen Cali. Aanadii Negeeye ee Ibraahin-Hawd waa sheeko dibirrooti laga amaamudday. Hadda iyo hadhowto, ma jirayaan wax ku soobaxaya sida qacda hore loo maleynayo; waayo dhacdooyin hore iyo dhacdooyin dambe ayaa isula falgalaya siyaabo, aayahooda dambe, aan la sii odorosi kareyn, halkaas oo ay ka soo ifbaxayaan weliba dhiillooyin horleh; gooraha qaarkood na, akhristeha iyo baxaalliyada ba (jilaaga), labaddaraadle, waxa hadba ugu soo xigi dhalanrog la layaab leh. Negeeye oo jardiinada Fiilla Adduun kursijiif ku dangiiga, ayaa maankiisu higsanayaa fallaagonnimadii tiil Damalweyn. Shir ay beeshiisu beri ku guddoonsatay in la digarogto ayuu dib u soo gocanayaa. Colaad berigaas jirtay darteed ayay beeshu u guuri lahayd; si ay nabadgelyadeeda u sugto, iyo tab ay geeri uga badbaaddo. Waageedii, isla jeerkii uu dhacay guddoonkaas isaga ah, Dhool ayaa iyadu na foolatay. Sidaas darteed, Geeddi Buraale ayaa ku taliyay in curadkiisii loo wanqalo, hayaankii na dib loo dhigo. In la guuro iyo in aan la guurin, ayay se noqotay tooyashadii tolka. Geeddi iyo Goodir na halkaas ayay isku afdhaafeen; waayo Goodir ayaa qabay ciil ka soo jeeday caddaloolkii kuraynimo. Labadii rag ahaa na, farafootame; Goodir na, laga itaal roonaa. Dabadeed, markii la kala guray colkii, iyada oo la rumeysnaa in uu iska ba hoyaadtegay, ayuu madashii kula soo laabtay qori cabbaysnaa: Goodir waxa uu toogad ku ajalay Geeddi Buraale: Sidaas ayuu habeenkii uu Negeeye dhashay, aabbihii na uu ku dhintay. A M Yuusuf Waayeel. Sheekada buuggu Aanadii Negeeye waxay ku saabsantahay noloshii qofka soomaaliyeed kala soo kulmay Jamhuuriyaddii soomaaliyeed. Muddadaas oo ku jeeniqaaran laga soo bilaabo dhammaadkii lixdamaadkii ilaa burburkii Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed. Nolosha miyiga iyo ta magaalada ayaa isku dhafan oo kolba aad dacal ka daawanaysaa. Negeeye oo magacaba kula baxay reer geeddi ahaa oo dhalashadiisa u negaaday ayaa usha u haya sheekada. Maadaama oo nolosha miyiga iyo tan magaaladu ay kala jaad tahay, waxa ka muuqata qoraaga buugga qoray in labadub This item ships from La Vergne,TN. Paperback. Buchnummer des Verkäufers 9781494468040

Weitere Informationen zu diesem Verkäufer | Frage an den Anbieter

Neu kaufen
EUR 22,95
Währung umrechnen

In den Warenkorb

Versand: EUR 3,67
Innerhalb USA
Versandziele, Kosten & Dauer

2.

Axmed "Hawd", Ibraahin Yuusuf
Verlag: CreateSpace Independent Publishing Platform
ISBN 10: 1494468042 ISBN 13: 9781494468040
Neu PAPERBACK Anzahl: > 20
Anbieter
Russell Books
(Victoria, BC, Kanada)
Bewertung
[?]

Buchbeschreibung CreateSpace Independent Publishing Platform. PAPERBACK. Buchzustand: New. 1494468042 Special order direct from the distributor. Buchnummer des Verkäufers ING9781494468040

Weitere Informationen zu diesem Verkäufer | Frage an den Anbieter

Neu kaufen
EUR 23,43
Währung umrechnen

In den Warenkorb

Versand: EUR 6,51
Von Kanada nach USA
Versandziele, Kosten & Dauer

3.

Ibraahin Yuusuf Axmed Hawd
Verlag: Createspace, United States (2013)
ISBN 10: 1494468042 ISBN 13: 9781494468040
Neu Paperback Anzahl: 10
Print-on-Demand
Anbieter
The Book Depository US
(London, Vereinigtes Königreich)
Bewertung
[?]

Buchbeschreibung Createspace, United States, 2013. Paperback. Buchzustand: New. 229 x 152 mm. Language: Somali . Brand New Book ***** Print on Demand *****. Aanadii Negeeye waa buug waddo cusub u furaya bandhigga xikmadda iyo suugaanta soomaalida oo ilaa hadda si wayn la isugu soo tebin jirey tix ahaan. Waa tiraab waji cusub leh; waa male-awaal dhacdooyin jirey ka muuqdaan; waa maldahaad haddana si cad wax u sheegaysa; waa farriin sare oo qoraagu u xushay afsoomaali sugan oo faseex ah. Aanadii Negeeye waa sheeko culus oo raadgoobaysa diillimaha kala jaadjaadka ah ee jeegaanta masxkaxda Aadamiga: mar waa siqiir danbi-laawe ah oo bulshaduu ku korayaa ay xumaan ku habayso; marna waa cadaawad lagu bogsiinayo aargoosasho, kufsi, dhac, tuugo, xatooyo xoolo dadweyne; marna waa bayaaminta itaaldarrida Aadamiga oo waa kalgacal iyo jacayl nadiif ah; mar waa damac adduun iyo cidi kaama sarrayso ku taam; marna waa xaqiijinta waxa ummad dhan nolosheedii maanta ka dhigay ummad la aan. Waxay sheekadani tahay digniin ah wixii dhacay, ee ku dhacay soomaali, waa wax soo noqon kare e, ummadyahay ka digtoonaada. - Jaamac Muuse Jaamac. Buuga sheekada Aanadii Negeeye runtii waa buug yaab leh sida la isugu duba riday. Farshaxnimada heerka sare ee loo qoray waxaad markiiba odhanaysaa ma arag buug kan la mid ah! Macnaha uu xanbaarsanyahay, sheekada xiisaha badan, fikerka dahsoon, dhaqanka, falsafada iyo dareen nafsadeedka intuba waxay ku tusayaan xeeldheerida mu allifaka buugga iyo aqoonta durugsan ee uu u leeyaahay hal abuurka noocan ah. Sida uu fikradaha kala duwan si sahlan ugu soo gudbiyey erayo af soomaali fudud oo hufan aadna u qota dheer mararka qaar waxaad mooddaa in qaamuus af soomaali ahi hortiisa yaallo oo siduu doono erayada u kla xulanayo. Intan oo xikmad ah af soomaali ma lagu gudbin karaa? Waa buug aan u arkay inta sheeko soomaali aan akhriyey kii ugu mudnaa. Waxaa hubaal ah qofkii akhriya buuggan Aanadii Negeeye inuu kala kulmayo waayo aragnimo weyn. - Cawil Xuseen Cali. Aanadii Negeeye ee Ibraahin-Hawd waa sheeko dibirrooti laga amaamudday. Hadda iyo hadhowto, ma jirayaan wax ku soobaxaya sida qacda hore loo maleynayo; waayo dhacdooyin hore iyo dhacdooyin dambe ayaa isula falgalaya siyaabo, aayahooda dambe, aan la sii odorosi kareyn, halkaas oo ay ka soo ifbaxayaan weliba dhiillooyin horleh; gooraha qaarkood na, akhristeha iyo baxaalliyada ba (jilaaga), labaddaraadle, waxa hadba ugu soo xigi dhalanrog la layaab leh. Negeeye oo jardiinada Fiilla Adduun kursijiif ku dangiiga, ayaa maankiisu higsanayaa fallaagonnimadii tiil Damalweyn. Shir ay beeshiisu beri ku guddoonsatay in la digarogto ayuu dib u soo gocanayaa. Colaad berigaas jirtay darteed ayay beeshu u guuri lahayd; si ay nabadgelyadeeda u sugto, iyo tab ay geeri uga badbaaddo. Waageedii, isla jeerkii uu dhacay guddoonkaas isaga ah, Dhool ayaa iyadu na foolatay. Sidaas darteed, Geeddi Buraale ayaa ku taliyay in curadkiisii loo wanqalo, hayaankii na dib loo dhigo. In la guuro iyo in aan la guurin, ayay se noqotay tooyashadii tolka. Geeddi iyo Goodir na halkaas ayay isku afdhaafeen; waayo Goodir ayaa qabay ciil ka soo jeeday caddaloolkii kuraynimo. Labadii rag ahaa na, farafootame ; Goodir na, laga itaal roonaa . Dabadeed, markii la kala guray colkii, iyada oo la rumeysnaa in uu iska ba hoyaadtegay, ayuu madashii kula soo laabtay qori cabbaysnaa: Goodir waxa uu toogad ku ajalay Geeddi Buraale: Sidaas ayuu habeenkii uu Negeeye dhashay, aabbihii na uu ku dhintay. - A M Yuusuf Waayeel. Sheekada buuggu [Aanadii Negeeye] waxay ku saabsantahay noloshii qofka soomaaliyeed kala soo kulmay Jamhuuriyaddii soomaaliyeed. Muddadaas oo ku jeeniqaaran laga soo bilaabo dhammaadkii lixdamaadkii ilaa burburkii Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed. Nolosha miyiga iyo ta magaalada ayaa isku dhafan oo kolba aad dacal ka daawanaysaa. Negeeye oo magacaba kula baxay reer geeddi ahaa oo dhalashadiisa u negaaday ayaa usha u haya sheekada. Maadaama oo nolosha miyiga iyo tan magaaladu ay kala jaad tahay, waxa ka muuqata qoraaga buugga qoray in labaduba u fudud yihiin ka had alkooda. - Sayid Axmed Dhegey. Buchnummer des Verkäufers APC9781494468040

Weitere Informationen zu diesem Verkäufer | Frage an den Anbieter

Neu kaufen
EUR 40,29
Währung umrechnen

In den Warenkorb

Versand: Gratis
Von Vereinigtes Königreich nach USA
Versandziele, Kosten & Dauer

4.

Ibraahin Yuusuf Axmed Hawd
Verlag: Createspace, United States (2013)
ISBN 10: 1494468042 ISBN 13: 9781494468040
Neu Paperback Anzahl: 10
Print-on-Demand
Anbieter
The Book Depository

EUR 40,34
Währung umrechnen

In den Warenkorb

Versand: Gratis
Von Vereinigtes Königreich nach USA
Versandziele, Kosten & Dauer